Lug
Appearance
Lug
![](https://cdn.statically.io/img/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/0/09/Gray1240.png/220px-Gray1240.png)
Lug oo wadarteedu tahay Luggo (ingiriis: Leg) waa qaab-dhismeedka xubnaha hoose ee dadka iyo xayawaanka. Inkastoo guud ahaan nooluhu leeyahay tiro luggo ah oo kala duwan - dadku waa labo lugoodle, xayawaanka intii badan waxay leeyihiin afar lugood.
Luguhu waa xubnaha socodka, orodka, boodida iyo istaaga u suurto geliya noolaha. Luguhu waxay ka kooban yihiin dhowr xubnood oo kala ah: cag, faro, taf, bowdo, qoob, mijin iyo xubno kale.
Qaab-dhismeedka lugtu waxay ka samaysan tahay lafo, hilib, muruqyo, xidido, seedo iyo kuwo kale.