Jump to content

Dabaal

Ka Wikipedia
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.

Dabaal ama Dawaalasho waa Xirfad Lagu Gudbo meelaha Biyaha leh Sida Badda, Webiga, Harooyinka IWM,

Waxaa dabaalan kara Bini Aadanka iyo qaar ka mid ah Xayawaanada Meelaha Biyaha ku ag nool ama ku dhexnool.

Sidoo kale waxaa jirta Ciyaaro Loo Yaqaano Ciyaarta Dabaasha (Dawaasha) Taasoo lagu qabto barkado gacanku sameys ah oo biyo lagu shubay.