Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Hobyo

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
No edit summary
Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
DEGAMDA WAXAA DHINACA KUUNFUR KA XIGA XIINBARWAAQO IYO CEELHUUR OO AY LEEYIHIIIN SALEEBAN WUQOOY WAXAA KA XIGA DEEGAAN KHAYR QABE OO LEEYIHIIN SACAD
Tags: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
 
Safka 1: Safka 1:
Dagmada '''Hobyo''' Waa Dagmo ka mid ah dagmooyinka gobolka mudug, waana degmada ugu weyn uguna qadiimsan degmooyimka gobolka Mudug ee Soomaaliya.

Degmada Hobyo waxa iska leh beelaha reer ayaanle, obokar, Dir iyo Mudusade.
Degmada Hobyo waxa iska leh beelaha
Magaca Hobyo lama hubo sida uu ku baxay, hasayeeshe waxaa la sheegay in magacaas oo ah mid da’ weyn in loo maleynayo inuu ka yimid laba ereay oo kala ah: “ Hoo Biyoh” sababtoo ah magaalada dhulka xeebta ah ayaa biyo aad u macaan oo wax ka yar laba cagood lagu gaaro. Hobyo waa marso dabiici ah oo ganacsi iyo xiriir dheer la soo lahayd dalalka kulaala Bad Weynta Hindiya iyo Khaliijka,Carbeed .

Hobyo waa magaalo qadiimi ah qarniyo dhisan waa magaalo dhismo qadiimi ah leh.

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 10:14, 9 Luuliyo ama Luulyo 2024

Dagmada Hobyo Waa Dagmo ka mid ah dagmooyinka gobolka mudug, waana degmada ugu weyn uguna qadiimsan degmooyimka gobolka Mudug ee Soomaaliya.

Degmada Hobyo waxa iska leh beelaha HABARGIDIR GAAR AHAAN SACAD IYO SALEEBAN OO ISLA AH BAH QUMIS

Magaca Hobyo lama hubo sida uu ku baxay, hasayeeshe waxaa la sheegay in magacaas oo ah mid da’ weyn in loo maleynayo inuu ka yimid laba ereay oo kala ah: “ Hoo Biyoh” sababtoo ah magaalada dhulka xeebta ah ayaa biyo aad u macaan oo wax ka yar laba cagood lagu gaaro. Hobyo waa marso dabiici ah oo ganacsi iyo xiriir dheer la soo lahayd dalalka kulaala Bad Weynta Hindiya iyo Khaliijka,Carbeed . 

Hobyo waa magaalo qadiimi ah qarniyo dhisan waa magaalo dhismo qadiimi ah leh. Waxaa ku aasan odaygii Sacad Siciid ahaa iyo awlaadiisa siiba Cawareere, halka uu Cabdalle ku aasan yahay degmada boondheere ee magaalada muqdisho.

Waa magaalo xeebeed qurux badan.

Ku taalla Bartamaha Somaliya

Waxaana ku taala dekad galmudug

Waana magaalo hormarka ugu fiican ee galmudug ka socdo